Al-Shabaab oo sheegatay qaraxyadii Baydhabo iyo tirada dhimashada oo korortay

Xarakada Al-shabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda qaraxyo ismiidaamin ah ah oo caawa maqribkii ka dhacay magaalada Baydhabo. Al-Shabaab waxay sheegtay in laba weerar oo ay fuliyeen rag soo xirtay jaakada qaraxyo laga soo buuxiyey ay ku beegsatay Saldhig ciidan iyo Hotel uu lahaa Mas’uul horay uga tirsanaa dowladda Federaalka haatana ka … Continue reading Al-Shabaab oo sheegatay qaraxyadii Baydhabo iyo tirada dhimashada oo korortay